24/7 Phone Services 0046762678109
gedanetwork@gmail.com korstigen 7 E Borlänge 78452 LH 1001

Waxaa lagu yagleelay magaladda Antalya,Turkey Dallad mideeysa ururada reer Galmudug ee Yurub (Gedan)

Kulankii ugu horeeya oo ahaa kulan 2 cishoodla ah oo ka dhacay magaalada Stockholm ee Dalka Sweden 28-29.2.2020, kulankaas oo ahaa mid lagu gorfeeynayay qaabka ugu wanaagsan ee loo sameyn karo Dallad mideeysa ururada reer Galmudug ee Yurub, kadibna qayb ka noqota raadinta mideeynta Qurbajoogta Soomaalida ee Yurub.
Kulankii labaad oo ahaa kulan qaatay 8 maalmood oo ka dhacay magaalada Antalya ee wadanka Turkey 19-26.9.2020. Kulankaas oo ahaa mid isugu jiray tababar aqoon kororsi 4 maalmood qaatay, iyo 4 maalmood oo lagu yagleelayay Dallada Qurbajoogta reer Galmudug ee Qaarada Yurub “GEDAN”.