Author: gedannetwork
GEDAN to open office in GalMudug
The head of the Galmudug European Diaspora Association (GEDAN) Hussien Khadhb says GEDAN is seeking the support of the regional administration of Galmudug and is willing to open its office on the ground. Speaking at a ceremony organized by GEDAN and attended by the administration’s...
Continue ReadingGuddoomiyaha Dalladda Ururada GalMudug iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray Dusa-Mareeb
Guddoomiyaha Dalladda Ururada Qurba-joogta GalMudug (GEDAN) Xuseen Khadhiib oo safar shaqo ah ku joogay Soomaaliya, ayaa Jimcihii gaaray Magaalada Dusa-Mareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka GalMudug. Guddoomiyaha qurba joogta Yurub iyo wefdigiisa waxaa soo dhoweyn diirran ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada GalMudug Madaxweyne ku-xigeenka GalMudug Cali Ciid,...
Continue ReadingGEDAN leader meet Galmudug diaspora community in London
The newly elected chairman of Galmadug European Diaspora Association Network (GEDAN) paid short visit to London in the United Kingdom where he met some of the community members from Galmudug state in Somalia. In a well-organized session, Mr. Hussien Khadhib briefed the GEDAN’s recent activities...
Continue ReadingSoomaalida Netherlands oo taageero u muujiyay Guddoomiyaha dalladda GEDAN (VIDEO NEWS)
Munaasabad lagu qabtay Magaalada Rotterdam ee dalka Holland, ayna ka soo qeybgaleen xubno ka mid ah hormuudka Soomaalida ee dalkaasi ku dhaqan, ayaa taageero loogu muujiyay Xuseen Khadhiib oo doorasho ka dhacay Kemer-Antalya 30-kii Oktoobar ee sannadkan loogu doortay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Dalladda...
Continue ReadingGEDAN elects new leadership
The Association of Diaspora Organizations of GalMudug in Europe (GEDAN) had new leadership as the members had an assembly meeting in Kemer-Antalya, Turkey on 29 October 2023 and elected Hussien Mohamed (Khadib) to be the chairman along with his deputy Adan Ibrahim for the next...
Continue ReadingTraining about fake news and its impact on the mental health of young people held in Kemer-Antalya
The Jamaal Foundation in collaboration with the Erasmus+ Program of the European Union organized a nine-day media training program between October 23 and October 31 in the picturesque town of Kemer-Antalya, Turkey.This remarkable training aimed to shed light on the perils of fake news and...
Continue ReadingDaawo: Dalladda Qurbajoogta GALMUDUG ee Yurub oo dooratay hoggaan cusub
–Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub, ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN oo ay ku middeysan yihiin ururro ka dhisan waddamada Yurub 29-kii October 2023 Magaalada Kemer-Antalya ee dalka Turkiga ku doortay Guddoomiye cusub oo ay dalladaasi yeelan doonto 4-ta sanno ee soo socota. Xaflad...
Continue ReadingShirkii Gogal xarka sameeynta Dallada GEDAN ee ka dhacay Stockholm, Sweden
Waxaa magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ku qabsoomay shir saconayay laba maalmood (28.2 – 1.3.2020), oo eey kasoo qeeyb galeen aqoonyahano, siyaasiyiin, iyo xeeldheereyaal reer Galmudug ah oo ka kala yimid Finland, UK, Denmark, Sweden, Holand, Ireland, Germany iyo Turkey. Shirkaas oo lagu gogolxaarayay sameeynta...
Continue ReadingWaxaa lagu yagleelay magaladda Antalya,Turkey Dallad mideeysa ururada reer Galmudug ee Yurub (Gedan)
Kulankii ugu horeeya oo ahaa kulan 2 cishoodla ah oo ka dhacay magaalada Stockholm ee Dalka Sweden 28-29.2.2020, kulankaas oo ahaa mid lagu gorfeeynayay qaabka ugu wanaagsan ee loo sameyn karo Dallad mideeysa ururada reer Galmudug ee Yurub, kadibna qayb ka noqota raadinta mideeynta Qurbajoogta...
Continue ReadingGEDAN Copyright 2021, All Rights Reserved